Musharax u taagnaa Xilka gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo tanaasulay

Hool kuyaala xerada Shiirkole ee magaalada dhuusomareeb waxaa goordhaw ka bilaabatay Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka maamul goboleedka Galmudug iyo labadiisa kuxigeen. Kahor inta aysan Doorashada bilaaban Waxaa shaaciyay in doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ka tanaasulay Musharax Cabdulaahi Axmed Calasow oo kamid ahaa musharaxiintii isku soo taagay xilka gudoomiyaha Baaramaanka. Musharaxan oo goordhaw ka hadlay hoolka ay … Continue reading Musharax u taagnaa Xilka gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo tanaasulay